Published On: Wed, Nov 23rd, 2016

Dowladda Soomaaliya oo loo balan qaaday deeq waxbarasho

waxbarasho-xaashi

Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan ay ku raja weyn tahay in ardayda Soomaaliyeed ay helaan deeqo waxbarasho oo kala duwan .

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada dowladda Soomaaliya Cabdiqaadir Cali Xaashi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ku dhawaad 7 dowladood ay Soomaaliya u balan qaadeen in ay siinayaan deeqo Waxbarasho.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dhammaan dowlahaasi ay ka heystaan balan qaadyo ,islamarkaana dhawaan ay lasoo geli doonaan heshiisyo rasmi ah.

Wasaarada waxbarashada Soomaaliyeed ayaa sanadyadii lasoo dhaafay waday horumo kala duwan oo ay ku doonayso in ay ardayda Soomaaliyeed ay ku siiso deeqo waxbarasho oo dalka dibadiisa ah.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300