Published On: Tue, Nov 22nd, 2016

Magacyada Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baydhabo lagu doortey

doorasho
Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay maanta waxaa lagu qabtay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada koonfur Galbeed.
Doorashada oo maanta ku socotay si Habsami leh waxaa ku soo baxay dhowr Mudane oo ka mid noqday xubnaha cusub ee Aqalka Hoose.
Mas’uuliyiinta ku soo baxay Doorashada maanta waxaa ka mid ah Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Nuur iyo sidoo kale Saalim Cali Ibrow, waxaana guuleystay ilaa 6 Mudane.
Cali Maxamed Nuur 49 cod
Isgoowe Deerow Isaaq 26 cod
Saalim Cali Ibraahim 51 cod
Cali Cumar Islow 45 cod
Maxamed Xuseen Afaraale
Xasan Maxamed
Ergada ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa soo dooranaya xubnaha ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300