Published On: Mon, Nov 21st, 2016

Xildhibaan ka mid ah xildhibaanada cusub oo geeriyooday

barlamaanka

Alle ha u nanxariistee waxaa  magaalada Garoowe ku geeriyoodey Xildhibaan Daahir Xaaji Geele oo ka mid ahaa xildhibaanada Cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa xildhibaanada cusub ee degaanada maamulka Puntland u matali la haa Aqalka Hoose.

Sida ay Risaala u sheegeen  Qaar ka mid ah dadka kunool Garoowe xildhibaanka ayaa waxaa kusoo booday xanuun ka dis ah .

Xildhibaanka geeriyoodey ayaa ahaa muddo dheer Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2009.

waxaana uu baarlamaanka hadda xilku ka dhamaadey u qaabilsanaa arrimaha Baarlamaanada Carabta.

Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle  ayaa waxaa uu  ka soo jeeda gobolka Sanaag.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300