Published On: Sun, Nov 20th, 2016

-Maamulka Degmada Diinsoor oo sheegay in ay qabteen Rag ka tirsan Shabaab

al-shabaab

Maamulka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa sheegay in Ciidamada Amaanka Degmada Diinsoor ay Gacanta ku dhigeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab oo si dhuumaaleysi ah ku joogay Tuulooyin hoosyimaada Magaalada Diinsoor.

Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Ibraahin Maxamed Nuur Shig-shigow oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in hadda Gacanta lagu hayo Dagaalameyaal ka tirsan Xarakadda Al-shabaab oo ay ku jiraan qaar iskood isu soo dhiibay.

Ibraahin Maxamed Nuur Shig-shigow ayaa intaa ku daray in Guud ahaan ay gaarayaan Ragga la soo qabtay iyo kuwa Maamulka isu soo dhiibay illaa 15 Dagaalame Sharcigana la hor keeni doono dhawaan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300