Published On: Sun, Nov 20th, 2016

Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir baaq u diray shacabka

bishaar-geedi

Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir Kornel Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay la shaqeeyaan ciidanka Booliska gobolka Banaadir.

Taliyaha ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho dhawaan ay ka dhaci doonto doorashada Madaxtinimada Soomaaliya , islamarkaana ciidanka Booliska ay si weyn u adkeeyeen doonaan ammaanka gobolka Banaadir iyo sidoo kale goobaha ay ka dhacaayaan doorashooyinka.

Taliyaha ayaa sheegay in ciidanka ammaanka gobolka Banaadir ee loo xilsaaray in ay sugaan amniga ma ahane  in ciidan kale aysan hub ku dhex qaadan karin Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale taliyaha ayaa ugu baaqay Hay’addaha iyo sidoo kale dadka wata ilaalada in looga baahan in ay soo wataan oo kaliya intii uu u diwaan geliyay maamulka Gobolka Banaadir.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300