Published On: Sun, Nov 20th, 2016

30-qof oo ku dhimatay shil tareen oo saaka ka dhacay dalka Hindiya.

shil-tariin

Warbaahinta maxaliga ah ayaa sheegay in in kabadan 30-qof ay dhinteen kadib markii tareen ay saarnaayen uu ka baxay wadadii uu ku socday waxa uu ku wajahnaa waqooyiga waankaasi India subaxnimadani axada ah.

Mas’uuliyinta dhinaca tareenada ayaa sheegaya in tareenka uu kusafrayay magaaloyinka batnaa ee waqooyi bari  Hindiya iyo magaalada andoor ee bartamaha wadankaasi.

Ma jirto tira rasmi ah oo ay saraakiisha caafimaadka ay shaaciyeen waxana ay sheeggen in tirada hadda dhimatay ay kasi kordhi karaan

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300