Published On: Sat, Nov 19th, 2016

Dagaal culus oo ka socdo magaalada Taiz ee dalka Yemen

bbcc

Waxaa jira warar sheegaya in dagaal culus oo waxyeelo gaystay uu ka socdo magalada Taiz ee dalka Yemen.

Waxaa la soo sheegayaa in dagaalka oo u dhaxeeya xoogagga dawladda iyo jabhadaha Xuutiyiinta ay ku dhinteen in ka badan labaatan ruux.

Jabhadduhu waxay sheegtay in ay dad badan ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen ka dib markii uu gantaal ku dhacay Khamiistii suuq caan ah.

Hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ayaa sheegtay in isbitaalada ku yaalla jiida dagaalku ay si aan kala joogsi lahayn u soo gaarayaan dhawacyada labada dhinac iyo waliba dad shacab ah.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300