Published On: Thu, Nov 17th, 2016

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku guuleystey kursi Baarlamaan

wasiir-odawaa-238x178

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku guuleystay kursiga Baarlamaanka, kadib markii uu ku soo baxay Doorasho ka dhacday Cadaado.

Wasiir Odowaa oo guuleystay ayaa helay codad gaaraya 46 cod halka Eng. Dhega Cadde oo la tartamayay uu helay 5 cod.

Magaalada Cadaado ayaa maanta waxaa lagu doortay 2 kursi oo kaliya, waxaana kursigii koowaad ku guuleystay Taliyaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya walaalkiis C/qaadir Gaafow Maxamuud.

Ergada ku sugan Magaalada Cadaado ayaa soo dooranaya xubnaha ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300