Published On: Wed, Nov 16th, 2016

Magacyada xubnaha Aqalka hoose ee lagu doortey Cadaado

galmudug-1

Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug oo maanta lagu qabtay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada Maamulka Galmudug, waxaa ka soo muuqdey horey baarlamaanka ugu jirey iyo kuwa kale oo saaxada siyaasada ku cusub.
Xubnaha la doortey oo mudadii ugu dambeysay waday galangal siyaasadeed ay ku raadinayaan xubinta aqalka Hoose ayaa ugu dambeyn ku guuleystey.
Xubnaha maanta la doortay oo tiradooda ay gaareyso 8 xubnood waxa ay kala yihiin.
1.Xuseen Qaasim Yuusuf
2.Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow
3.Bootaan Ciise Caalin
4.Xasan Macalin Maxamuud
5.Maxamed Cabdulle Faarax (Geesey)
6.Xirsi Aadan Rooble
7.Saadaq C/kariin Xaaji Ibrahim
8.C/laahi Cali Axmed
Maalinta beri ah ayaa la filayaa in Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ay ka sii socoto Magaalada Cadaado.

Xafiis Wareedka Markacadeey
Muqdisho, Soomaaliya

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300