Published On: Mon, Nov 14th, 2016

K/Galbeed oo dib ula wareegtay Tiyeeglow

ciidamada-dowlada

Waraka inaga soo gaaraya Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in Degmadaasi ay la wareegeen Ciidanka Koonfur Galbeed.

Degmada Tiyeeglow ayaa waxaa Dagaal la’aan la wareegay Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed, kadib markii ay ka baxeen Shabaabkii halkaasi ku sugnaa.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo aan la xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyay in Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed ay hada si buuxda gacanta ugu hayaan Degmada, sidoo kalena ay wadaan Howlgallo ka dhan ah Shabaab.

Shabaab ayaa intii ay ku sugnaayeen Degmada Tiyeeglow waxa ay ku dileen tiro dad ah, kuwaas oo ay ku eedeeyeen in ay jaajuus u ahaayeen Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300