Published On: Sun, Nov 13th, 2016

Guddiga Doorashada Galmudug oo lagu eedeeyay inay la safteen shaqsiyaad gaar ah

gudiga

Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Galmudug, ayaa lagu eedeeyay inay faragelin ku hayaan Qaybsiga Ergooyinka Beelaha ee Galmudug.

War qoraal ah oo ka soo baxay Beesha Cali Wehliye Saruur, ayaa lagu sheegay in Guddiga Doorashada Galmudug ay u xaglinayaan Afduub gaar ah uu wado Maxamed Sheekh Axmed oo ah Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug.

Maxamed Sheekh Axmed (Saruurow) ayaa isku dayaya inuu afduubto Ergadii Beesha Cali Wehliye Saruur, wuxuuna garab ka helayaa Guddiga Doorashada Galmudug oo larabay inay dhex dhexaad u noqdaan Beelaha Somaliyed sida ay wax u qaybsanayaan.

ddd

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300