Published On: Tue, Nov 8th, 2016

Xabaal-wadareed laga helay Ciraaq

_92315575_massgrave

Milateriga Ciraaq ayaa sheegay inay heleen boqollaal meyd oo madaxa laga jaray oo ku jiray xabaal-wadareed ku taalla magaalo ay ciidanku ka qabsadeen maalmo ka hor mintidiinta dawladda islaamiga.

Xabaasha ayaa laga helay Hamam al-Alil oo koofurta kaga beegan Mosul. Milaterigu waxay sheegeen in taasi ay caddaynayso dambiyada arxan la’aanta ah ee ay gashay kooxda IS.

Weli baaritaan dhamaystiran laguma samayn meydadka

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300