Published On: Tue, Nov 8th, 2016

Doorashada Aqalka Hoose oo Maanta ka bilaaban doonta Kismaayo iyo Baydhabo

doorasho

Maanta oo ah Talaado ayaa  waxaa magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo oo xarumo u ah maamulada Jubbaland iyo K/Galbeed ka bilaaban doonta Doorashada xubnaha golaha shacabka.

Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Maxamed Keynaan oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa warkan xaqiijiyay.

Afhayeenka ayaa sidoo kale tilmaamay in si wanaagsan ay u socdaan howlaha Doorashooyinka ee dalka, islamarkaana rajo wanaagsan ay ka qabaan in si qurux badan ay usoo dhamaadaan.

Horay ayaa doorashada Aqalka Hoose , waxaa lagu qabtay Magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300