Published On: Sun, Nov 6th, 2016

Kenya oo lagu Eedeeyay in ay Sharci daro u dhoofiso Dhuxusha

dhuxushaladhoofiyo-300x160

kooxda dabagalka QM ugu xilsaaran arimaha cuni qabateenta ee Soomaaliya saaran ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in ciidamada Kenya ee Soomaliya ay qaatan canshuur badan iyagoo ogolaanaya in la dhoofiyo dhuxusha.

Kooxda Monitoring Group ayaa sheegtay in ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM ay halkii kish ee dhuxul ah oo laga dhoofiyo Kismaayo ay ka faaido 2milion oo doolarka Mareykanka oo u dhiganta 202shilinka Kenya.

6Million oo kiishash dhuxul ah ayaa laga dhoofiyaa goobaha fadhiisinka u ah ciidamada Kenya sida Kismaayo iyo Buur Gaabo.

Warbixinta kooxdaan ay soo saartay ayaa ka koobneed 247-bag waxana lagu shaaciyay in hogaanka AMISOM mudo 9-bil ka hor looso gudbiyay inay ka jawaban balse wali ay soconayaan dhoofinta sharci darada ah ee dhuxusha.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300