Published On: Sat, Nov 5th, 2016

Magacyada 7 mudane oo ilaa hadda ku soo baxay Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose

garowe-sax-2

Magaalada Garoowe, xarunta gobolka Nugaal, isla markaasina ah fariisinka maamul goboleedka Puntland, waxaa ka socda Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose.
Goobta ay ka socoto doorashada waxaa goobjoog ka ah madax ka tirsan maamulka Puntland, Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Puntland iyo xubno ka socda beesha Caalamka.
Magacyada Todobada mudane ee ilaa iyo hadda la doortay waxaa ka mid ah:
Cali Yuusuf Cali Xoosh (Cali Gaab)
Cilmi Cumar Cilmi
Maxamed Xayir Ibraahim
Muuse Axmed Ismaaciil
Axmed Ismaaciil Maxamuud
Cumar Ismaaciil Waaberi
Cabdinaasir Siciid Muuse
Doorashada Wali waa ay socotaa, Wixii ku soo kordhana waan idin soo gudbineynaa, Insha Allah.

Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300