Published On: Sat, Nov 5th, 2016

Maamulka Jubaland oo sheegay inuu dhul siiyay qaxootiga noqonaya Maamulka Jubaland oo sheegay inuu dhul siiyay qaxootiga noqonaya

21

Amniga magaalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyay ayadoo halkaasi ay ka socoto xullidda xildhibaanada baarlamaanka federaalka.

Iyadoo taasi ay jiro, Magaalada Kismaayo waxay qaabishay dad aad u badan oo ahaa qaxootigii laga celiyay xeryaha Dhadhaab.

Hadaba weriyaha BBC-da Bashkas Jug Soo dhacay oo dhawaan booqday magaaladaas ayaa duqa magaalada Ibraahin Maxamed Yuusuf ka waraystay sida ay ugu diyaargaloobayaan qaabilaadda qaxootiga soo noqonaya iyo bal in ay wax taakulo ah ka heleen hay’adaha gargaarka iyo guud ahaan ba nabad gelyada magaalada.

Waxaanu ugu horayn waydiiyay bal inuu si kooban uga waramo duruufta nabad gelyo ee magalaada.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300