Published On: Sun, Oct 30th, 2016

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle “berri laga billaabo doorashada aqalka sare ayaan billabeynaa

donk_13

Sheekh Cismaan barre maxamed Waxa uu Sheegay in maamukooda ay udiyaargaroobeen Xiligan Doorashada Aqalka Sare

Maalinimada Beri oo isniin ah ayuu Sheegay in Toos loo Guda Galayo Sidii Xildhibaanadodoa ay ugu soo Dooran Lahaayeen Jowhar Xubnaha umatalaya Aqalka sare ee uu Dalka Yeelanayo

Waxa uu carabka Ku Dhuftay in magaalada Jowhar ay tageen Siyaasiyiin Dhowr ah oo uhanqaltaagaya iney Ka Soo Muuqdaan Liiska 8 Xubnood ee Laga Siiyay HirShabeelle Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ayuu sheegay in uu madaxda dowladda Soomaaliya kala soo tashanayo arrimaha doorashooyinka kadibna ay guda gali doonaan doorashada xubnaha maamulkaasi Hirshabeelle ku matalaya aqalka sare ee Soomaaliya.

Dadka ugu cad cad xubnaha aqalka sare islamarkaana hadda ku sugan Jowhar waxaa ka mid ah Dr Dufle,Muuse Suudi Yalxoow iyo Wasiir ku xigeenkii hore ee Qorsheynta Sheekh Abuukar.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300