Published On: Sat, Oct 29th, 2016

Howlgallo ka socda Shabeelaha Hoose

najax-1

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa howgallo miino baaris ah waxa ay wadaan deegaano iyo sidoo kale degmooyin ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose.

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Cali Aadan Najax oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya ay wadaan howgallo lagula dagaalamayo Al-Shabaab.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in howgallo miino baaris ay ka socdaan wadooyinka gobolka Shabeelaha Hoose Qaarkood.

Ibraahim Cali Aadan Najax ayaa sidoo kale sheegay in Al-Shabaab ay miinooyin badan ay galiyeen wadooyinka si ay ugu dhibaateeyaan dadka shacabka ah iyo sidoo kale ciidanka dowladda Soomaaliya , xilliyada ay ku safraayaan wadooyinka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300