Published On: Thu, Oct 27th, 2016

DEGDEG: Nin weerar ku qaaday Safaaradda Mareykanka ee Nairobi oo toogasho lagu dilay.

safaarada

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay toogasho ka dhacday bannaanka Safaaradda sida weyn loo ilaaliyo ee Mareykanka ku leeyahay magaalada Nairobi dalka Kenya.

Waxaa la sheegay inuu ilaalada Safaaradda weerar ku qaaday nin ku hubeysnaa Mindi, taasoo keentay in askarta ilaalada safaaradda ay toogasho ku dilaan ninkaasi.

Waxaa la arkayay nin dhiig badan ka baxay oo yaala albaabka safaaradda Mareykanka, kaaoso ay toogteen ciidamada, iyagoo sheegay inuu Toorey ku soo weeraray ilaalada safaaradda.Ma jiro ilaa hadda war ka soo baxay saraakiisha safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi.

safaarada_2 safaarada_kill

Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300