Published On: Sun, Oct 23rd, 2016

DEG DEG: Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho.

deg-deg-ah11

Jug xoog leh oo laga maqley meelo badan oo magaalada ah ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wararka waxay leeyihiin Agagaarka Daljirka Daahsoon ee Magaalada Muqdisho ayuu ka dhacay Qaraxani oo sida wararka hordhaca ah ee soo baxaya ay sheegayaan in uu geystey Qasaaro.

Qaraxan ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay, waxaana uu ku Qarxay Dalcada Daljirka Daahsoon, sida ay xaqiijiyeen weriyeyaal goobta ka dhow.

Ciidanka Amaanka ayaa halkaasi gaaray weli lama khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.

Ma jirto cid ka hadashay ilaa iyo hadda Qaraxan, sidoo kale ma jirto cid sheegatey, wararka ku soo kordha waan idin soo gudbineynaa.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300