Published On: Sat, Oct 22nd, 2016

DEG DEG: Wariye lagu xiray Baledweyne

breaking

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in  ciidanka ammaanka dowladda Soomaaliya ay xabsiga dhigeen gudoomiyihii ururka Saxafiyihiin Gobolka Hiiraan Jamaal Cali Yare .

Qaar ka mid ah Wariyeyaasha Magaalada Baledweyne oo ay la hadashay idaacadda Risaala ayaa sheegay in aysan garaneynin sababta ciidanka dowladda Soomaaliya ay u xireen wariyaha.

Wararka Qaar ayaa sheegaya in maalmihii lasoo dhaafay uu jiray khilaaf u dhaxeeya warbaahinta iyo sidoo kale maamulka Gobolka Hiiraan.

Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300