Published On: Thu, Oct 20th, 2016

Magacyada Guddiga Wada xaajoodka Puntland ee GalMudug kala hadlaya Colaada Gaalkacyo.

galkacyoo

Maamul goboleedka Puntland ayaa magacaabey guddi loogu talo galay in ay wada hadal la furan maamul goboleedka GalMudug oo maalmihii ugu dambeeyay uu dagaal u dhaxeeyey.
Magacyada guddiga la magacaabey waxay kala yihiin:
Nabadoon Cabdi Diiriye (Cabi Qurux)
Nabadoon Bashiir Maxamuud Dalmar
Nabadoon C/raxman Xuseen Siciid(Gaani).
Nabadoon Xabiib Xirsi Barre
Nabadoon Maxamuud Jaamac Diirshe
Nabadoon Mursal Xuseen Nuur
Nabadoon C/xakiin Cismaan Caano- Kayaabshe
Sh.C/raxman Salaad Diirshe
Nabadoon C/rashiid Sugulle Xaabsay
Nabadoon C/qani Maxamuud Cali Baalle
Nabadoon Yuusuf C/raxman Dulcad
Nabadoon C/laahi Kadiido Caluuke
Nabadoon C/Naasir Cigaal Xirsi
14.Nabadoon Xuseen Maxamuud Xirsi
Nabadoon C/raxiim Cismaan Aadan
Nabadoon C/laahi Jaamac Ciise
Nabadoon Axmed Saleebaan Qooje
Nabadoon Mursal Farasle
Nabadoon Qadiid Axmed Ciiraale
Nabadoon C/laahi Jaamac Gaani
Nabadoon Faarax Sanwayne
Nabadoon Daahir Xasan Muuse (ilka weyne)
Nabadoon Maxamed Xuseen Maja-case
Nabadoon C/laahi Aadan Daahir Indhayare
Nabadoon Xirsi Cali Shire
Nabadoon Yaasiin Cabdisamed
Guddiga waxaa soo xulay Issimada Gobolka Mudug waxaana ansixiyey Guddiga labada Gole ee Maamulka Puntland ee Gobolka Mudug.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300