Published On: Thu, Oct 20th, 2016

Dowladda Italy oo sii deysay Muwaadin Soomaaliyeed

3-1-1

Xaashi Cumar Xasan oo ah Muwaadin Soomaaliyeed ayaa waxaa sii deysay Maxkamad ku taalla Dalka Italy, kadib markii lagu waayay dambi loo heystay.

Muwaadinkan Soomaaliyeed ayaa xabsi ku yaalla Dalka Italy waxa uu ku xirnaa ku dhowaad 20 sano, waxaana lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay Dil gabar Wariye oo u dhalatay Italy loogu geystay Magaalada Muqdisho.

Xaashi Cumar Xasan oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxa uu sheegay in Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada aysan ka qeyb qaadan sii deyntiisa.

Wuxuu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in xuriyadiisa uu dib u helay, isagoo dhanka kale u mahad celiyay dadkii ka qeyb qaatay sii deyntiisa

6 1-1-1 2-1-1  5

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300