Published On: Thu, Oct 20th, 2016

Axmed Madoobe oo soo dhaweeyay Xubnaha loo doortay Aqalka Sare ee Jubbaland

axmed-madoobe Madaxweynaha Dowlad Goboledka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa soo dhaweeyay Xubnaha loo doortay ka mid noqoshada Aqalka Sare ee deeganada Maamulka Jubbaland.

War ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, ayaa lagu shegay inuu aad u soo dhaweynaayo madaxweynaha sida wanaagsan ee Doorashada Xubnaha Aqalka Sare uga dhacday Magaalada Kismaayo.

“Doorashadan oo si xalaal ah u dhacdey waxaan ugu hambalyeynayaa Xubnaha kuguuleystey kamid noqoshada Aqalka sare ee Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya aniga oo ilaahey uga baryaya inuu ku garab galo kuna guuleeyo Masuuliyada loo igmadey.

14720504_746361358838101_2407932722286719492_n-1

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300