Published On: Wed, Oct 19th, 2016

Koonfur Galbeed iyo Jubbaland oo maanta dooranaya Xubnaha Aqalka Sare

koon

Maamulada Koonfur Galbeed iyo Maamulka Jubbaland, ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa inay doortaan Xubnaha Aqalka Sare ka soo galaya deeganada Maamulkaasi.

Shalay ayaa Magaalada Baydhabo iyo Magaalada Kismaayo, waxaa lagu dhageystay Khudbadaha ay jeediyeen Xubnah

16-kaasi Musharax ayaa u tartami doona maanta 8 Kuraas, sida uu sheegay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Konfur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekuna Maye.

Maamulka Jubbaland oo dhankiisa qaybsiga Xubnaha Aqalka Sare ee dalka ka helay kuraas gaareysa 8 kursi ayaa waxaa u tartami doono Musharaxiin kala duwan.

Sidoo kale Musharaxiinta Maamulka Puntland, ayaa maanta laga dhageysanayaa Khudbadaha ay jeedinayaan, si Doorashada ay u dhacdo Maalinta Beri ah.

Maamulka Galmudug ayaa ahaa maamulkii ugu horeeyay ee Doorta Xubnaha Aqalka Sare ee Galmudug oo sideed Kursi ah.

a u tartamaya Aqalka Sare ee Deeganada Maamuladaasi, iyadoo maantana Doorashada ay dhaceyso.

Maamulka Koonfur Galbeed, shalay waxaa jeediyay Khudbadaha 16-Musharax oo u taagan inay u tartamaan Kuraas gaareysa 8 Kuraas, iyadoo meesha ay ka muuqatay Qoondada Haweenka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300