Published On: Wed, Oct 19th, 2016

Jen. Fartaag oo ku guuleystay kursiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya

fartaag1-480x320

Madaxweyne ku xigeenkii Hore ee maamula Jubba C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ku guuleystay inuu ka mid noqdo senetorada Aqalka sare ee Baarlamaanka.

Kursi ay ku tartameen isaga iyo haweeney lagu magacaabo Seynab Maxamad Samoow ayaa codkii loo qaaday wwuxuu helay C/llaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag wuxuuna 55 Cod, halka Seynab Maxamad Samoow ay heshay 11 Cod.

Dhinaca kale doorashada xubnaha aqalka sare ee ka socota Baarlamaanka Jubba waxaa ilaa hadda la doortay:1- Xasan Faarax Xujaale

2- Axmad Xaashi Maxamuud

3- C/llahi Sheekh Ismaaciil Fartaag

Waxaa weli harsan 5 xubnood, iyadoo la filayo in qeybta labaad ee doorashada ay dhacdo maalinta beri ah.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300