AKHRISO: Liiska xildhibaanada loo doortay Aqalka sare ee maamulka Koonfur Galbeed
Baarlamaanka koonfur Galbeed ayaa glaabta soo dhameystiray Doorashada xildhibaanada Aqalka Sare u metelaya Koonfur Galbeed.
Doorasho aan loolan adag ka dhicin ayaa ahayd mid sahlan ayaa lagu doortay 6 rag ah iyo laba dumar ah oo noqday senatoorada Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Liiska xildhibaanada la doortay ee Koonfur Galbeed uga mid noqonaya Aqalka Sare waxay kala yihiin:
Cabdikaafi Macalin Xasan
Xuseen Cali Xaaji Cabdalla
Cabdulaahi Cabdi Jabriil
Zamzam Ibraahim Cali
Timiro Maxamed Cali
Xuseen Sheekh Maxamuud
Aadan Cabdi Aadan
Ilyaas Cali Xasan
Koofur Galbeed ayaa noqonaya Dowlad Goboleedkii labaad ee si buuxda u soo dhameystira Doorashada xubnaha Aqalka Sare kadib maamulka Galmudug.