Published On: Sat, Oct 15th, 2016

Senator-kii ugu horeeyey xubnaha Aqalka sare oo la doortay

11111

Senator-kii ugu horeeyey ee Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa waxaa loo doortay  Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari)

Waxaa sidoo kale loo tanaasulay Cabdi Xasan Cawaale Qeydiid oo ka mid ahaa dadkii u tartamayay doorashada xubnaha aqalka Sare ee dowlad goboleedka Galmudug u matalaaya xubnaha Aqalka Sare.

Wali waa ay socotaa doorashadaa.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300