Published On: Sat, Oct 15th, 2016

Maxay tahay Sababta Khaliif C/qaadir Macalin Nuur uu uga baxay tartanka Doorashada Aqalka Sare.

khaliif_c_qaadir_macalin_nuur-duhur-480x320

Khaliif C/qaadir Macalin Nuur Maxamed Siyaad ayaa ka haray tartanka Doorashada xilka Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo ka socotay magaalada Cadaado ee xarunta Galmudug.

Loolan adag oo Khaliifka kasoo wajahay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la sheegay inuu keenay inuu ka baxo tartanka iyadoo haweeney uu taageersan yahay madaxweyne Xasan Sheekh lagu qoray inuu la tartamo.

Kadib markii uu xaqiiqsaday ololaha kooxda madaxweynaha oo wata haweeneyda lagu magacaabo Zamzam Dahir Maxamuud oo u sharxan kursiga Beesha Waceysle ee Aqalka sare.Waxaana ugu danbeyn keentay in Khaliifka uu xilkaasi ka tanaasulo, isagoo dariiqa u baneeyay musharaxii uu watay madaxweyne Xasan Sheekh, isla markaana gebi ahaanba ka baaqsaday inuu tago xarunta doorashada.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300