Published On: Fri, Oct 14th, 2016

Dowlada Mareykanka oo ka baaran dageyso dagaal ka dhan ah dowlada Suuriya iyo Ruushka oo

us-russia-syria
Kulan uu madaxweynaha Mareykanka la qaatay  amni qoomiga dalka Mareykanka ayaa laga  hadlayaa in dagaal  dhanka cirka lagu qaado  dowlada Siiriya oo  dagaal kula jirta kooxaha kacdoonka

Dowlada Mareykanka ayaa warkaas caawa soo saaray in  dowlada Suuriya laga weerar dhanka cirka si loo baabiyo hubka ay shacanka Ay dowlada  Siiriya ku  gumaado

Waxa kale  mareykanka sheegeen in hub casri ah ay siinayaan kooxaha Mucaaradka si ay u wiiqaan dowada  taagta daran ee Suuriya

Warka  Mareykanka  ah in ay qorshenayaan in cirka ka duqeyaan dowlada Siiriya mucaraadkana  hubsiyaan ayaa  waxaa ka jawaabay dowlada Ruusha oo sheegtay cidii hub ku soo tuurta dowlada  Siitiya uu u jawaabo doono taa oo u muuqato in uu dagaal u dhiganto iyadoona maal mahaan la hadal haayo in uu dhawaan dhici doono dagaaka 3 ee aduunka

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300