Published On: Wed, Oct 12th, 2016

Dagaal ka dhacay gobolka Galgaduud

galgaduud

Wararka Naga Soo gaaraya  Deegaanka Qalan qale oo ku dhow Magaalada Dhuusa Mareeb ,islamarkaana kaga beegan dhanka Waqooyi  ayaa sheegaya in uu ka dhacay dagaal   u dhaxeeya Laba Beelood oo Wada degan halkaasi.

Inta la xaqiijiyay hal Qof ayaa Dhintay 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen Dagaalka.

Qaar ka mid ah dadka kunool deegaanka Qalan Qale ayaa idaacadda Risaala u sheegay in dagaalka uu salka ku haayay anooyin Qabiil .

Xiisad u dhaxeysa beelihii dagaalamay ayaa deegaanka ka taagan sida ay inoo sheegeen Qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Galgaduud

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300