Published On: Mon, Oct 10th, 2016

Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle oo maanta Shiraaya

x3-1

Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ay kulankii ugu horeeyay ay ku yeeshaan   baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka cusub ee KMG ee HirShabeelle.

shalay Magaalada Jowhar waxaa lagu qabtay Munaasabada Dhaarinta xildhibaanada waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) Mas’uuliyiin ka socotay IGAD, Waxgarad iyo xubno kale, waxaana la dhaariyay 73, mudane.

Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa dhismihiisa in la soo gaba gabeeyo Bishan October dhexdeeda, maadaama Howlihii ugu badnaa ee dhismaha Maamulkan laga soo gudbay.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300