Published On: Mon, Oct 10th, 2016

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho Ka furmaaya

michael-keating

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa in uu Maanta   ka furmo magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Qaar ka mid ah Madaxda maamul goboleedyada ayaa lagu wadaa in ay soo garaan magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka  Madasha Wadatashiga Qaran.

Madaxweynayaasha Puntland , Koonfur Galbeed , Galmudug , iyo sidoo kale Jubbaland ayaa lagu wadaa in ay maanta soo gaaraan Magaalada Muqdisho.

Qodobada looga hadlaayo shirka ayaa waxaa ka mid ah Colaada ka taagan Magaalada Gaalkacyo iyo howlaha Doorashooyinka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300