Published On: Mon, Oct 10th, 2016

Dowladda oo ka hadashay dhismaha xildhibaanada Hirshabeelle

wasiir-odawaa-238x178

Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen odawaa ayaa sheegay in uu meel gabgabo ah uu maraayo dhismaha maamulka Hirshabeelle ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Jowhar .

Wasiirka ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo sidoo kale xildhibaanada cusub ee maamulka Hirshabeelle in ay ka qeyb qaataan howlaha lagu dhameystiraayo maamulka Hirshabeelle.

shalay ayaa magaalada  jowhar lagu dhaariyay xildhibaanada cusub ee maamulka Hirshabeelle , Waxaana lagu wadaa in 15 bishaan la doorto Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.

Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa dhismihiisa in la soo gaba gabeeyo Bishan October dhexdeeda, maadaama Howlihii ugu badnaa ee dhismaha Maamulkan laga soo gudbay

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300