Published On: Mon, Oct 10th, 2016

Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo doortay Guddoomiye kumeelgaara

shirka-jowhar1-480x320

Baarlamaanka Cusub ee maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd doortay guddoomiye KMG ah oo guddoomin doona Baarlamaan goboleedka inta laga doorayo Guddoon rasmi ah.

Waxaa Guddoomiye KMG ah loogu doortay Baarlamaanka Hishabeelle Maxamuud Siyaad Barqadle oo noqday ninka ugu da’da weyn xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle.

Kulamada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa socon doona iyadoo maalmaha soo socda la dooran doono guddoon rasmi ah, kadibna bartamaha bishan waxaa la dooran doonaa madaxeynaha Maamulka Hirshabeelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300