Published On: Mon, Oct 10th, 2016

(Akhriso):Magacyada Xildhibaanadda Barlamaanka Maamulka HirShabeele ee xalay la dhaariyey

hirshabelle

Hoolka Shirarka ee magaalladda Jowhar waxaa fiidnimaddii xalay lagu dhaariyey inta badan Xildhibaanadda ka mid noqonayo Barlamaanka Dowlad-gobaleedka Hirshabeele.

Munaasabadda Dhaarinta waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin Heer Qaran, kuwo Heer Gobal iyo Ergooyinka ka kala socday Goballadda Hiiraan iyo Sh/dhexe ee ka qeyb galay Dhismaha Maamulka HirShabeelle.
Liiska Xubnaha Xildhibaanadda ee Barlamaanka Maamulkaasi ee xalay la dhaariyey ayaa kala ah:-

Cabdkarin Maxamed Diiriye.
Axmed Cabdi Faarax.
Daahir Muqtaar Cabdulle
Cabdshakur Cali Cumar
Axmed Cabdi Cali
Cali Xaaji Cabdulle Isgoow
Maxamuud Xuseen Maxamed
Bashiir Xaaji Bedel Maxamed
Cabdraxmaan cabdi Idle kheyre
Cabdullahi Cabdi Afrax
Ibraahim Muuse Mahad
Duwane Faarax Cali
Cabdraxmaan Maxamed Guure
Maxamed Yuusuf Colow
Cabdfatax Cabdqaadir Caddow
C/qani Cabdullaahi Hilowle
Xasan Maxamed Ibraahim
Khaliif Muumin Tooxow
Maxamed Colaad Cabdi.
Ismaacil Cabdi Qaasim
Sacdiyo Cabdulahi Maxamed
Faarax Maxamed Cismaan Xasan
Cabdsalaan Gacal Caddow
C/qaadir Abuukar Maxamed
Maxamed Ibraahim Cali Cabdulle
Cali Shiikh Maxamed Axmed.
Cabdi Xuseen Geedi Cumar
Cismaan Cabdulaahi Dhoore
Maxamed Cabdalla Cali
Cabdullaahi Maxamed Caddow Dhicisow
Ismaaciil Muumin Hilowle,
Ibraahim Maxamed Dadow Cali
Geelle Isaaq Warsame.
Cartan Muxumad Nuur.
Sharm’arke Xasan Axmed.
Maxamed Cabdi Cali.
Cali Xuseen Maxamed.
Maxamed Cabdkarin Maxamed
Cismaan Barre Muxumad
C/rashid Cabdxakin Warsame.
Cabdiweli Shiikh Cali.
Mahad Xasan Cismaan.
Nuur Xaashi Warsame.
Maxamed Xuseen Yuusuf.
Abuukar Ibraahin Rashiid.
Maxamed Axmed Faarax.
Cali CIsmaan Ibraahim
Maxamed Ibraahin Xuseen.
Cabdi Diiriye Farey.
Cumar Maxamed Cumar.
Cabdullahi Cosoble Barre.
Maxamed Digaale Cabdullaahi.
C/dir Faarax Axmed.
Cabdkarin Cali Nuur.
Iidle Siyaad Shiikh Khalif
Axmed Bariise Xeydar.
Aadan Macalin Cali Cumar.
Maxamuud Shiikh Cali Salaad.
Maxamuud Siyaad Barqadle.
Cabdqaadir Cismaan Cabdsalaan
Abuukar Xasan Abuukar.
Maxamed Cabdulle Maxamuud.
Yuusuf Axmed Yalaxow.
Maxamed Shiikh Axmed Cabdi.
Abuukar Xasan Cali.
Duniyo Daahir Dhicisow.
Shiikh Axmed Cumar Libi.
Kariim Ibraahim Axmed
Xasan Maxamed Axmed

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300