Published On: Sat, Oct 8th, 2016

Maleeshiyaad ku dagaalamey Beledweyne.

beledweyne1

Wararka imaanaya duleedka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Goordhaw Kooxo hubeysan ayaa laba qof rayidka ah ku dileen halkaasi.

Dadka deegaanka ayaa idaacadda Risaala u sheegay in dilka uu ahaa mid ku saleynsan aanooyin qabiil .

Kooxihii dilka geystay ayaa la sheegaya in ay goobta iskaga baxsadeen , waxaana goobtii lagu dilay ragga soo gaaray maleeshiyaad hubeysan oo kasoo jeeda labada nin ee la dilay.

Dadka la dilay ayaa la sheegaya in ay ahaayeen dad reer Miyi ah oo xoola dhaqato ah , waxaana qaar ka mid ah dadka deegaanka ay Risaala u sheegeen in arinta ay salka ku hayso anooyin Qabiil.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300