Published On: Fri, Oct 7th, 2016

WAR DEG DEG: Dagaal ka socda Gaalkacyo

timthumb-1

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in hada halkaasi uu ka socdo Dagaal u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Dagaalkan ayaa la sheegay in uu ku bilowday kadib markii xiisada u dhaxeysa Puntland iyo Galmudug ay sii korortay, taasina ay sababtay in labada dhinac saakay halkaasi ay ku dagaalamayaan.

Dagaalkana ayaa la sheegay in labada dhinac ay isku adeegsanayaan Hubka nuucyadiisa kala duwan, sida ay Risaala u sheegeen Dadka Deegaanka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300