Published On: Fri, Oct 7th, 2016

Shariif Sheekh Axmed oo Baaq kasoo saaray Dagaalada Magaalada Gaalkacyo

shariif-480x320

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa codkiisa ku biiriyay baaqyada loo dirayo maamulada Puntland iyo Galmudug ee lagu dalbanayo in lagu joojiyo dagaalka Gaalkacyo.
Shariif Sheekh Axmed oo hadda ah musharax Xilka Madaxweyne Soomaaliya ayaa baaqiisa sii mariyay Tv-ga Kalsan, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka Gaalkacyo, islamarkaana laga wadahadlo wixii la kala tabanayo.

shariifSheekh Shariif Sheekh Axmed“Waa Nasiib xumo in wiil Soomaaliyeed uu ku dhinto macne darro, waxaan ku baaqayaa in la joojiyo Dagaalka ”ayuu yiri Sheekh Shariif oo labada maamul ugu yeeray inay baajiyaan dhiig kale oo ku daata Gaalkacyo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300