Published On: Fri, Oct 7th, 2016

AKHRISO: Puntland oo War-saxaafadeed ka soo saartay Dagaalkii Gaalkacyo

f3fd53d8-a3ef-426c-a7b6-73969b8d663f_w987_r1_s

Dagaal saakay ka Qarxay Galbeedka Magaalada Gaalkacyo ayaa weli wuxuu ka socdaa Magaaladaasi, waxaana Dagaalkaasi uu yahay mid culus oo la isku adeegsanayo Hubka nuucyadiisa kala duwan.

Maamulka Puntland oo War-murtiyeed ka soo saaray Dagaalkii maanta ka dhacay Gaalkacyo ayaa sheegay in ay weerar ku soo qaadeen Al-shabaab iyo Galmudug iyo is garabsanaya.

Puntland ayaa sidoo kale waxa ay baaq u dirtay Dowladda Federaalka, Beesha Caalamka iyo Dowladaha Deriska, waxaana ay ugu baaqday in arrintan ay wax qabtaan.

HOOS KA AKHRI WAR SAXAAFADEEDKA.

war-murtiyeed-ku-aaddan-dagaalka-gaalkacyo_0001-791x1024

Markacadeey.com

Share on Google+0Share on LinkedIn0Email this to someoneTweet about this on Twitter0Digg thisShare on Facebook0

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300