Published On: Wed, Oct 5th, 2016

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Baydhabo Gaaray

michael_keating-2-374x300

Wafdi uu hogaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating  ayaa maanta tagay magaalada Baydhabo oo xarun KMG ah u ah maamulka Koonfur Galbeed.

Michael Keating iyo wafdi uu hogaaminayay, ayaa waxaa magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay  madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Ujeeda Safarka Michael Keating ayaa lagu sheegay in ay tahay arimaha doorashooyinka iyo sidoo kale in la taageero maamulka Koonfur Galbeed.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300