Published On: Sun, Oct 2nd, 2016

Iskaashatooyinka G/Banaadir oo ka shiray ka qeyb galka dhismaha iyo horumarinta Muqdisho, dibna u furey xaruntooda oo

qar

Ururka Iskaashatooyinka Gobolka Banaadir oo ay welhliyaan Mas’uuliyiinta ururka Dhaq-dhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed ee (UDHIS) ayaa Maanta dib u furey Xarunta Iskaashatooyinka oo ku bur-burtey Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho, isla markaasina qabtey kulan looga hadlayay sidii Iskaashatooyinka gobolka banaadir uga qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska caasimadda Muqdisho iyo hormarinta ganacsiga iyo  kaabayaasha dhaqaalaha.

Kulankan waxaa ka qeybgalay Iskaashatooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Gudoomiyaha iskaashatooyinka gobolka Banaadir Daahir Maxamuud Dirir ayaa sheegay inay dayactir ku smaeeyeen xaruntii iskaashatooyinka islamarkaana hada wixii ka dmabeeya ay si dardar leh u bilaabayaan howlaha horyaal iskaahastooyinka.

Sidoo kale qaar kamid ah xubnaha iskaashatooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir oo kulanka ka hadlay ayaa ka codsaday mmulka gobolka Banaadir in la ilaaliyo xarumihii iyo goobihii muhiimka ahaa ee iskaahatooyinka ku shaqeyn jireen ee magaalada Muqdisho si ay uga qeyb qataaan horumarinta ganacsiga iyo balaarinta wax soo saarka.

Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300