Published On: Thu, Sep 29th, 2016

Jubbaland oo ka hadashay Dib u dhaca Doorashada

maxamuud-sayid-aadan

Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa labo jeer dib u dhigay xilligii Doorashada la qaban lahaa, waxaana jira walaac laga muujiyay dib u dhacan.

Talaadadii la soo dhaafay ayay ahayd markii xafiiska Qarmada Midoobay ee Soomaliya uu muujiyay in uu ka walaacsan yahay dib u dhaca xilliga Doorashooyinka.

Xubnihii Aqalka Sare ee Senate-ka ee ay ahayd in ay soo gudbiyaan Maamul Goboleedyada ayaa ugu horreeya Doorashooyinka la qaban doono.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi siiyaya BBC-da ayaa sheegay in walaac ka ka qabaan Dib u dhaca markale ku yimid Doorashada Soomaaliya, waxaana uu sheegay in ay aad ugu diyaar garoobeen Doorashooyinka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300