Published On: Wed, Sep 28th, 2016

DAAWO SAWIRADA:Aaska loo sameeyay Askartii Galmudug uga dhimatay Duqeynta

aaska

Magaalada Gaalkacyo, ee Gobolka Mudug ayaa maanta gelinkii dambe waxaa Aas Qaran loogu sameeyay Askartii Galmudug ee duqaynta lagu dilay.

Aaska loo sameeyay Askartaasi ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug, Qeybaha kala duwan ee Bulshada, iyo xubno kale.

Qaar ka mid ah shacabka reer Galmudug, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in falkan uu yahay mid qaldan oo lagu laayay Askartooda.

Dhanka kale Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka dhacay Banaanbax Balaaran, kaas oo looga soo horjeeday weerarkii dhinaca cirka ahaa, ee saakay lala beegsaday Ciidamada Maamulka Galmudug, kana dhacay Deegaanka Jeexdin, oo dhaca Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

aaska1 aaska2 aaska3

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300