Published On: Mon, Sep 26th, 2016

Qarax Culus oo ka dhacay Wadanka Turkiga.

breaking news
Labo Sargaal Katirsan Milatriga Wadanka Turkiga ayaa Dhintay Sideed kalena waa ay Dhaawacmeen kadib Markii ay Qarax Miino uu Ka dhacay Waddo ku Taalla koofur Barri wadanka Turkiga.

Saraakiil Ka tirsan Millatry-ga Turkiga ayaa Sheegay in Qaraxaan ay Geeyteen Ururka PKK oo ay Wadadda Ugu diyaariyeen Gaari ay leeyihiin Ciidamadda Millatry-ga Turkiga.

Kasokoow eedeeynta Millatry-ga Majirto Cid Sheegatay Masuuliyadda werrarka.
Hase ahaatee ururka PKK ayaa Weeraradda Ugu Badan Ka Geeysta wadanka Turkiga.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300