Published On: Sun, Sep 25th, 2016

Madaxda Yurub oo ka shiray qaxootiga

_91370868__90993049_afp

Hogaamiyayaasha dalalka bartamaha Yurub iyo Balkan-ka ee ku shiraya Vienna, ayaa isku dayayay in ay la yimaadaan istaraatajiyad mideysan, oo lagu joojinayo muhaajiriinta ku qulqulaya qaaradda Yurub.

Madaxda ayaa ku heshiiyay in Midowga Yurub looga baahan yahay in uu koontaroolo xuduudihiisa dibadda.

Hogaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel, ayaa sheegtay in Midowga Yurub uu u baahanyahay wadashaqeynta dalalka Afrikaanka ah iyo sidoo kale Pakistan iyo Afghanistan, si ay u xaqiijiyaan in muhaajiriinta la qaabili waayo si wanaagsan dalalkooda loogu celiyo.

Ra’iisul wasaaraha Hungry, Viktor Orban, ayaa ku celiyay baaqa ah in xarumo qaxooti laga sameeyo dibedda Yurub, sida Libya, halkaasi oo dadka magangalya doonka ah codsiyaashooda loogu qabanayo.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300