Published On: Sun, Sep 25th, 2016

Doorashada Aqalka Sare oo dib u dhac uu ku yimid

vot

Warar ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid xubnaha aqalka Sare oo lagu waday in lagu dhawaaqo maanta.

Guddiga doorashooyinka dadban wali kama hadlin arintaan , waxaana la sheegaya in ay jiraan sabababo badan oo geenay in uu dib u dhaco doorashada xubnaha Aqalka Sare.

Sida uu qorshuhu ahaa waxaa lagu waday in lagu dhawaaqo xubnaha Aqalka Sare 25-ka Bisha September ee sanadkaan , waxaana la sheegaya in taasi aysan suurta gal ahayn oo uu dib u dhac ku yimid soo xulista iyo sidoo kale doorashada xubnaha Aqalka sare.

Caqabada ugu badan ayaa la sheegaya in ay ka taagan yihiin dhanka dhaqaalaha iyo sidoo kale xubnaha Aqalka sare ee ka imaanaya gobolada Hiiraan iyo sidoo kale Shabeelaha Dhexe.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300