Published On: Fri, Sep 23rd, 2016

Ruushka oo lagu eedeeyay faragelinta doorashada US

_91351560_democrats

Saraakiil sare oo Maraykan ah ayaa sheegay in Ruushka uu dadaal badan ugu jiro, sidii uu galaangal ugu yeelan lahaa doorashada dalkaasi ka dhici doonta bisha November, asagoo u dhacaya xogta kombiyuutarada.

Dianne Feinstein iyo Adam Schiff, oo ka tirsan gudiga mukhaabaraadka u qaabilsan Maraykanka, ayaa sheegay in amarka arrintaasi uu ka iman karo oo keliya mas’uuliyiinta ugu saraysa Ruushka.

Waxa ay ugu baaqeen madaxweyne Putin in uu si degdeg ah u joojiyo kooxaha kombiyuutarada jabsada.

Horraantii sanadkan, jabsi loo geystay kombiyuutarada xisbiga Dimuqraadiga, ayaa waxaa lagu shaaciyay xog badan oo ku saabsan ololaha musharrax Hillary Clinton, falkaasi oo lagu eedeeyay koox Ruush ah.

Ruushka ayaa beeniyay in uu wax lug ah ku lahaa falalkaasi.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300