Published On: Mon, Sep 19th, 2016

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Dacwada Muranka Badda

xasanMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya iyo Shacab keeda aysan Marnaba joojin doonin Dacwada Muranka Badda ee kala dhexeeya Kenya inta Soomaaliya ay ka Maqan tahay Dhibic Biyo ah.

Madaxweynaha ayaa Sidoo kale Rajo weyn ka muujiyay Dacwada hortaala Maxkamadda ICJ oo Maanta Bilaabi doonta Dhageysiga Dacwada Muranka Badda Soomaaliya iyo Kenya.

“Soomaaliya Baddeeda waa la yaqaanaa inta ay le egtahay anaguna ma rabno wax aanan laheyn oo Kenya waa Dal aan Saaxiibo nahay,balse Baddeena wax kasta oo la keeno ugama Tanaasuli doono Kenya”ayuu yiri Madaxweynaha Soomaalliya.

Markacadeey.com

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300