Published On: Tue, Sep 13th, 2016

Musaveni: “Nabad ilaalinteenii waa mira dhashay, Somalia waxay marti gelisay Shirkii IGAD”

musaveni-hassan
Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguto Musaveni ayaa sheegay in dadaakii ay geliyeen nabad ilaalinta ay Soomaaliya miraheedii la hayo maanta mar haddii ay Soomaaliya martri gelisay shir madaxeedkii IGAD.

Musaveni oo ka mid ahaa madaxdii maanta ka qeybgashay shir madaxeedkii IGAD ee Muqdisho ayaa bartiisa twitter-ka soo dhigay uu ku sifeeyay in awoodii nabad ilaalinta Soomaaliya ay geliyeen ay arkeen natiijadeedii.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300